Nagu Saabsan

Nagu Saabsan

Gurysamo waxaa la aas aasay 06 / 06 / 2016, waxaana lahaa hindisaha iyo hal-abuurka dhalinyaro Soomaaliyeed oo dareemay baahi weyn ee loo qabo Horumarinta Qoyska.

ARAGTIDA GURYOSAMO:

Gurysamo waxay dareentay jiritaanka baahi aad u ballaaran oo loo qabo maha Qoyska, waxayna dooneysaa baahidaas inay ka qabato mudada fog.

YOOKA GURYOSAMO:

Gurysamo waxay hiigsanaysaa sidii loo Horumarin lahaa Qoyska Soomaaliyeed ee isku noola mudada dheer dal ka burburay dhinac walba oo nolosha ah.

UJEEDOOYINKA GURYOSAMO

1

Wacyigalin Guud Qoysaska

2

Bixinta Tababarrada Qoyska

3

Fududeynta Guurka Dhallinta

4

Diyaarinta Doodo Cilmiyeeysan

5

Helitaanka Talooyinka Qoyska