Waxaan Bixinnaa Adeegyo Bulsho oo Waxtar Leh

Guryo wanaagsan oo lahelo, waa Nolosha qoyska oo la hagaajiyay

Guryosamo waxa ay qoysaska u fududeysaa helitaanka guryo xasiloon iyo adeegyo muhiim ah sida Talo, Tababbar, Taageero, Wacyigelin, Cilmibaaris iyo Doodo Cilmiyaysan

La-talin & Taageero

Waxa aan bixinnaa talo iyo hagitaan ku saabsan Arrimaha Qoyska.

Wacyigelin & Cilmi-baaris

Waxa aan qabanqaabinnaa Wacyigelin iyo Doodo cilmi ku dhisan.

Phone

+252619494448

Help & donate them when they're in need

Give health support

Lorem ipsum dolor sit amet, consete sadipscing elitr, sed diam nonum

Donation 100%

Raised: 0

Goal: 0

Children we work with

Lorem ipsum dolor sit amet, consete sadipscing elitr, sed diam nonum

Donation 100%

Raised: 0

Goal: 0

Help For Education

Lorem ipsum dolor sit amet, consete sadipscing elitr, sed diam nonum

Donation 100%

Raised: 0

Goal: 0

Support Your It Counts

Lorem ipsum dolor sit amet, consete sadipscing elitr, sed diam nonum

Donation 100%

Raised: 0

Goal: 0

People & Child Trouble

Lorem ipsum dolor sit amet, consete sadipscing elitr, sed diam nonum

Donation 100%

Raised: 0

Goal: 0

consete sadipscing elitr,

Lorem ipsum dolor sit amet, consete sadipscing elitr, sed diam nonum

Donation 100%

Raised: 0

Goal: 0

sed diam nonum

Lorem ipsum dolor sit amet, consete sadipscing elitr, sed diam nonum

Donation 100%

Raised: 0

Goal: 0

Image

Adeegyada Guryosamo

Our Services
TALO
TALO

TALO

Waxa aan bixinnaa Talo Iyo La-talin Xirfadeed oo ku habboon Qoysaska.

TABABAR
TABABAR

TABABAR

Waxa aan qabannaa tababarro loogu talagalay kor u qaadista aqoonta iyo xirfadaha reeraha dhisan iyo kuwa dhismi doona.

TAAGEERO
TAAGEERO

TAAGEERO

Waxa aan ka taageernaa dhalinyarada aan wali guursan dhaqaalaha ay ku dhisan lahaayeen qoysaska iyo shaqo abuurka.

WACYIGALIN
WACYIGALIN

WACYIGALIN

Waxa aan u samaynaa qoysaska iyo bulshadaba wacyigalin guud oo ku saabsan dhinac walba oo noloshooda ah.

CILMIBAARIS
CILMIBAARIS

CILMIBAARIS

Waxa aan samaynaa cilmibaarisyo la xiriira arrimaha qoyska, si aan tooshka ugu iftiiminno halka culaysku ka jiro si looga feejignaado.

DOODO
DOODO

DOODO

Waxa aan soo abaabulnaa doodo cilmiyaysan oo diirradda lagu saaraayo caqabadaha ka jira Qoysaska dhisan iyo kuwa dhismi doona intaba.

maxaa Cusub

admin

Comment (0)

admin

Comment (0)

Aragtida Culimada Soomaaliyeed

Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil

Waxa aad haysaan howshii ugu weyneyd ee Soomaali loo qabto, Qoyskuna waa meesha salddhigga u ah hagaagga Bulshada.

Sheekh Xuseen Cali Jabuuti

Meesha Ummaddu ka hagaagto waa Qoyska, waana arrin mudan in la bogaadiyo oo si gaar ah looga shaqeeyo arrimaha waxtarka u leh Bulshada

Sheekh Cabdixayyi Sheekh Aadam

Waan bogaadinayaa Shaqada ay Guryosamo u hayso Bulshadeenna, waxaana leeyahay Ummaddeennu ha ku daydaan oo cid walba dhinaceeda ay ka qabato howshaas qurxoon.

Sheekh Maxamed Cumar Dirir

Calaf iyo Cududba waa meesha ugu mudan in lagu bixiyo, waana mashruuc ay soo dhawaynayaan cid walba oo danaynaysa Horumarka Ummadda.

Sheekh Bashiir Axmed Salaad

Howshaan Guryosamo ay qabato waa shaqo lagu barakoobayo ee Ganacsatada iyo cid walba waa in ay door weyn ku yeelato.

Sheekh Cabdirashiid Cali Suufi

Waan bogaadinayaa Shaqada ay Guryosamo u hayso Bulshadeenna, waxaana leeyahay Ummaddeennu ha ku daydaan oo cid walba dhinaceeda ay ka qabato howshaas qurxoon. Sheekh Abuukar Xasan Maalin Waan bogaadinayaa Howsha Guryosamo ee muhiimka ah, bulshaduna waxa ay igu taqaanay Masaajid dhisidda oo wixii hadda ka dambeeya waxaan waqtigayga u ogalonaya Dhisidda Qoysaska.

Sheekh Abuukar Xasan Maalin

Waan bogaadinayaa Howsha Guryosamo ee muhiimka ah, bulshaduna waxa ay igu taqaanay Masaajid dhisidda oo wixii hadda ka dambeeya waxaan waqtigayga u ogalonaya Dhisidda Qoysaska.

Sheekh Maxamuud Shibli

Howsha Guryosamo u kacday garab iyo gaashaan ayaan u nahay, waxaana ku talinayaa in ka sameeyo Sanduuqa Kaalmada Guurka Dhalinyarada, waxaana diyaar u ahay in aan taageero dhammaan howlaha Guryosamo.

Sheekh Saciid Raage

Waxa aan aad ugu faraxsanahay Howsha Guryosamo u hayso Qoysaska, waana shaqo weyn oo mudan in cid walba ay dhiirrigaliso oo kaalinteeda ka qaadato.